Skip to Content Skip to Footer
WIC Oregon logo
WIC Oregon logo
  • Guriga
  • Dumarka
  • Dhallaanka
  • Carruurta
  • Aabeyaasha
  • Somali (Soomaali)
    • English (English)
    • Spanish (Español)
    • Russian (Русский)
    • Ukrainian (українська)
    • Vietnamese (Tiếng Việt)
    • Chinese (中國人)
    • Arabic (العربية)
    • Dari (از)

4 ILAA 4½ SANO

  • Guriga
  • Carruurta
  • 4 – 4.5 Sanno Jir
Supergraphic green
  • Horudhac
  • Quraacda
  • Qadada
  • Cuntooyinka Fudud
  • Cashada
  • Qadarada Kooxda Cuntada ee Maalinlaha ah ee La Soo Jeediyay
  • Eeg Waxa aan Samayn Karo!
  • Iga Dhig Qof Badbaadsan oo Caafimaad Qaba

WAXAAN JIRAA 4 SANO WAXAANA RABAA INAAN WAX BADAN SAMEEYO!

Waxaan noqonayaa mid AAD ISUGU KALSOON. Waxaan jecelahay inaan isku dayo wax cusub. Waxaad tahay macalinkayga. Waxaan isku dayaa inaan cuno waxa aad cunto, marka cun cunto caafimaad qabto anna sidoo kale waan cuni doonaaye.
Waxaan kaa caawin karaa jikada. Ku caawintaada waa ii madadaalo!
  • Waxaan fiiqi karaa cuntada anigoo isticmaalayo farahayga. Aan barto qolof ka fiiqista sabuulka ama fiiqista mooska, liin bambeelmada, ama ukunta karsan.
  • Waxaan cuntada u rogi karaa kuus-kuusyo. Waxaan cajiinka u rogi karaa kuus-kuus ama samayn karaa kuus-kuusyada hilibka ama kuus-kuusyada jiista.
  • Waxaan isticmaali karaa makiinada gacanta ee juusta. Maro qoyan hoos dhig makiinada juusta si aad uga ilaaliso inay sibqato oo itus sida biyaha looga miiro nisaska mirta canabta, liin bambeelmada, ama liin dhanaanta.
  • Waxaan jajabin karaa qolfaha ukumaha. Xoogaa barasho ah kadib, waxaan jajabin karaa ukumaha loo baahan yahay in laga sameeyo ukumaha la tumay, ukumaha shiilan, ama si loogu isticmaalo cuntooyinka.
  • Waxaan ridqi karaa cuntada. Waxaan isticmaali karaa fargeeto ama birta lagu ridqo baradhada si aan ugu ridqo mooska, baradhada karsan, ama digirta karsan.
Caawintaada, waxaan ku baran doonaa waxbadan! Itus sida la isugu daro waxyaabaha cuntada laga diyaariyo. Tani waxay iga caawinaysaa xirfadaha xisaabta.

Waxaa halkan ku yaalla qaar ka mid ah tusaalooyinka sida cabbirrada qeybta cuntada iyo cuntooyinka fudud ay u ekaan karaan saxankayga dushiisa.

Cabbirka saxanka muuqda: 10″

QURAACDA

½ koob oo istaroowbeeri weyn, oo jarjaran

1 koob oo caano oo dufanku ku yar yahay ah

Plate of breakfast meal

2 burka badarka baalkiisa wata ah oo yaryar oo leh 1 qaado oo sharoobo ah

QADADA

½ koob oo nus canab jarjaran ah

½ koob ulaha bataatiga oo jarjaran, oo duban

Plate of lunch meal

1 doolshaha badarka baalkiisa wata ah oo yar

oo leh 1 wiqiyadood (30 garaam) oo hanbeegarka hilibka shinbirta turki oo yar

1 koob oo caano oo dufanku ku yar yahay ah

CUNTOOYINKA FUDUD

½ koob oo qajaar jarjaran ah iyo kaarooto

oo leh ¼ koob oo suugada misirta ah

½ cadadka rootiga pita oo dhexdhexaad ah oo laga sameeyay badarka balkiisa wata, oo duban

oo leh ¼ koob oo digir la ridqay oo shiilan

child-4-4half-snack

4 ama 6 buskutka laga sameeyay badarka qolofkiisa wata

oo leh 4 ama 5 cad oo jiis ah

biyo u dhexeeyo raashinka iyo cuntada fudud

CASHADA

½ koob oo tifaax duban ah, oo jarjaran

½ koob oo biyo ah

Plate of dinner meal

1 koob oo kabash la jarjaray ah

oo la saaray 1 burka tortillaha badarka baalkiisa leh

oo leh 1½ wiqiyadood (45 garaam) oo hilib lo’ jiir ah karsan, oo shiidan

oo leh ½ koob oo jiis la jarjaray ah

QADARADA KOOXDA CUNTADA EE MAALINLAHA AH EE LA SOO JEEDIYAY

MIRAHA

3 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ koob
(Wadarta 1½ koob)

Miro karsan ama jilcan, cayriin ah

Tuman, cad-cad ah, ama la jarjaray

Sii midabo kala duwan: casaan, jaalle, oranji, buluug, iyo cagaar

KHUDAARTA

3 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ koob
(Wadarta 1½ koob)

Khudaar tuman, cad-cad ah, ama la jarjaray

Sii noocyo kala duwan: cagaar madow, oranji, casaan, jaalle, iyo basali

BADARKA

8-10 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ wiqiyadood (15 garaam)
(Wadarta 4-5 wiqiyadood (115-140 garaam))

Rootiga badarka baalkiisa wata, burka tortilla, bariis, ama baasto

Seeriyaal qalalan ama karsan

BAROTIINADA

3-5 qaadasho maalinti
1 qaadasho = 1 wiqiyadood (30 garaam)
(Wadarta 3-5 wiqiyadood (90-140 garaam))

Hilib, hilib shinbir, ama cunto bad caato ah oo karsan

Ukumaha

Digir karsan, misir, ama tofu

Subagga lowska

CAANAHA

5-6 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ koob
(Wadarta 2½ koob)

Caanaha dufanka yar leh

Yoogat

Jiis

EEG WAXA AAN SAMAYN KARO!

Waxaan wax badan ka bartaa markaan kula joogo oo aan firfircoonahay. Aan u wada jimicsano ka qoys ahaan! Waxaan:
  • Ciyaari karnaa ciyaarta isbursashada iyo kor taabashada
  • Isla karin karnaa cuntada
  • Beer ku abuuri karnaa guriga ama xaafadda
  • Ordi karnaa
  • Ku boodboodi karnaa hal lug
  • Wiifoobi karnaa
  • Tuuri karnaa oo aan laadi karnaa kubadaha
  • Socod ku dhexmari karnaa xaafada
Toddler playing by kicking a ball

EEG WAXA AAN SAMAYN KARO!

Waxaan wax badan ka bartaa markaan kula joogo oo aan firfircoonahay. Aan u wada jimicsano ka qoys ahaan! Waxaan:
  • Ciyaari karnaa ciyaarta isbursashada iyo kor taabashada
  • Isla karin karnaa cuntada
  • Beer ku abuuri karnaa guriga ama xaafadda
  • Ordi karnaa
  • Ku boodboodi karnaa hal lug
  • Wiifoobi karnaa
  • Tuuri karnaa oo aan laadi karnaa kubadaha
  • Socod ku dhexmari karnaa xaafada

IGA DHIG QOF BADBAADSAN OO CAAFIMAAD QABA

Ii wad dhakhtarka si uu ii baaro.

Waxaan hadda cadayan karaa ilkahayga, laakiin i ilaali markaan cadayanayo si aan ooga tagin ilig.

I xasuusi inaan marwalbo dhaqo gacmahayga. Dhaqidda gacmahayga waxay iga caawisaa inaan caafimaad qabo. Waa inaan ku dhaqaa biyo diirran iyo saabuun muddo 20 ilbiriqsi ah.

Waxaan u baahanahay xeerar fudud. Xad u yeel marka, halka, iyo inta aan isticmaalayno shaashadda. Ka hadal waxa aan baranayo inta aan wax isla daawanayno oo iga ilaali waxa ay tahay in aan arag. Aan iska warhayno xilliga raashinka iyo cuntada fudud, yaanan ku mashquulin shaashadda.

WIC Oregon logo

Nagala soo xiriir

800 NE Oregon St, Suite 865
Portland, OR 97232
971-673-0040
www.healthoregon.org/wic

Wax badan ka Ogow

  • Sida loo codsado
  • Hel Goob caafimaad
  • Halkee ayaan ka adeegan karaa?

Adeegyada

  • Qorshaha Caafimaadka Oregon
  • Taageerada WIC ee Naasnuujinta
  • Waaxda Kahortagga Tubaakada ee Oregon
  • Oregon 211
  • Food Hero – Cuntooyinka
  • facebook
  • Youtube

USDA waxay bixisaa fursad, shaqaaleeysiin, iyo deyn loo siman yahay.

Cookie PolicySiyaasadaha Dhowrsanaanta xogta

© Brush Art Corporation

Share

  • Email
  • SMS
If you are using multiple emails, separate them with commas.

    Side-Lying

    Side-Lying Hold

    1. For the right breast, lie on your right side with your baby facing you.
    2. Pull your baby close. Your baby’s mouth should be level with your nipple.
    3. In this position, you can cradle your baby’s back with your left arm and support yourself with your right arm and/or pillows.
    4. Keep loose clothing and bedding away from your baby.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • You had a C-section
    • You want to rest while baby feeds
    • You are breastfeeding in the middle of the night
    • You and your baby are comfortable in this position
    cross-cradle

    Cross-Cradle Hold

    1. For the right breast, use your left arm to hold your baby’s head at your right breast and baby’s body toward your left side. A pillow across your lap can help support your left arm.
    2. Gently place your left hand behind your baby’s ears and neck, with your thumb and index finger behind each ear and your palm between baby’s shoulder blades. Turn your baby’s body toward yours so your tummies are touching.
    3. Hold your breast as if you are squeezing a sandwich. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Instead, bring your baby to you.
    4. As your baby’s mouth opens, push gently with your left palm on baby’s head to help them latch on. Make sure you keep your fingers out of the way.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • Your baby is premature
    • Your baby has a weak suck
    • Your baby needs help to stay latched
    • Your baby needs extra head support
    • You and your baby are comfortable in this position
    Football

    Clutch or “Football” Hold

    1. For the right breast, hold your baby level, facing up, at your right side.
    2. Put your baby’s head near your right nipple and support their back and legs under your right arm.
    3. Hold the base of your baby’s head with your right palm. A pillow underneath your right arm can help support your baby’s weight.
    4. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Bring baby to you instead.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • You had a C-section
    • You have large breasts
    • You have flat or inverted nipples
    • You have a strong milk let-down
    • You are breastfeeding twins
    • Your baby likes to feed in an upright position
    • Your baby has reflux
    • You and your baby are comfortable in this position
    CRADLE hold

    Cradle Hold

    1. For the right breast, cradle your baby with your right arm. Your baby will be on their left side across your lap, facing you at nipple level.
    2. Your baby’s head will rest on your right forearm with your baby’s back along your inner arm and palm.
    3. Turn your baby’s tummy toward your tummy. Your left hand is free to support your breast, if needed. Pillows can help support your arm and elbow.
    4. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Instead, bring your baby to you.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • Your baby needs help latching on
    • You and your baby are comfortable in this position
    laid-back

    Laid-Back Hold

    1. Lean back on a pillow with your baby’s tummy touching yours and their head at breast level. Some moms find that sitting up nearly straight works well. Others prefer to lean back and lie almost flat.
    2. You can place your baby’s cheek near your breast, or you may want to use one hand to hold your breast near your baby. It’s up to you and what you think feels best.
    3. Your baby will naturally find your nipple, latch, and begin to suckle.

    This hold is useful when:

    • Your baby is placed on your chest right after birth
    • You have a strong milk let-down
    • You have large breasts
    • You and your baby are comfortable in this position