1 ILAA 1½ SANO

Supergraphic green

WAXAAN DIYAAR U AHAY INAAN BARTO SIDA LOO CUNO INTA BADAN CUNTOOYINKA AAD CUNTO

Waxaan rabaa inaad iga caawiso inaan barto sida wax loogu cuno si fiican oo AAN ANIGA NAFTAYDA SAMEEYO!
WAXA
SIDA
GOORTA
HALKA

Aan yeesho go’aanka waxa iyo qadarka aan cunayo. Fadlan ha igu qasbin wax ka badan ama ka yar inta aan rabo.

Waxaa halkan ku yaalla qaar ka mid ah tusaalooyinka sida cabbirrada qeybta cuntada iyo cuntooyinka fudud ay u ekaan karaan saxankayga dushiisa.

Cabbirka saxanka muuqda: 10″

QURAACDA

¼ koob oo kiwi jarjaran ah

Plate of breakfast meal

½ cad, jarjran oo rootiga qamadiga baalkiisa wata ah oo duban

½ ukun karsan, oo la jarjaray

½ koob oo ah caanaha naaska ama caanaha la qaso

QADADA

½ moos dhexdhexaad ah, oo jarjaran

½ koob oo digir cagaar karsan ah, oo la tumay

Plate of lunch meal

¼ koob oo bariiska cas ah oo karsan

½ koob oo ah caanaha naaska ama caanaha la qaso

CUNTOOYINKA FUDUD

½ koob oo seeriyaal qalalan ah

2 ilaa 3 xabo oo ah buskutka badarka
baalkiisa wata oo leh jiis

Plate of snacks meal

½ koob oo buluu beeri ah, oo jarjaran

biyo u dhexeeyo raashinka iyo cuntada fudud

CASHADA

¼ koob oo istarowbeeri cad-cad ah

½ koob oo misir shiidan ah

Plate of dinner meal

¼ koob oo baastada badarka baalkiisa wata ah oo karsan

2 qaado oo digaaga duban, oo jarjaran ah

½ koob oo ah caanaha naaska ama caanaha la qaso

QADARADA KOOXDA CUNTADA EE MAALINLAHA AH EE LA SOO JEEDIYAY

MIRAHA

2 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ Koob
(Wadarta 1 koob)

Miro karsan ama jilcan, cayriin ah

Tuman, cad-cad ah, ama la jarjaray

Sii midabo kala duwan: casaan, jaalle, oranji, buluug, iyo cagaar

KHUDAARTA

2 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ Koob
(Wadarta 1 koob)

Khudaar karsan oo tuman, cad-cad ah, ama la jarjaray

Sii noocyo kala duwan: cagaar madow, oranji, casaan, jaalle, iyo basali

BADARKA

6 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ wiqiyadood (15 garaam)
(Wadarta 3 wiqiyadood (90 garaam))

Cadad la qaadan karo

Rootiga badarka baalkiisa wata, burka tortilla, bariis, ama baasto

Seeriyaal qalalan ama karsan

BAROTIINADA

2 qaadasho maalinti
1 qaadasho = 1 wiqiyadood (30 garaam)
(Wadarta 2 wiqiyadood (60 garaam)

Hilib, hilib shinbiro, ama kalluun karsan, oo tuman

Ukumaha

Ukumo

Subagga lowska

CAANAHA​

4 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ Koob
(Wadarta 2 koob)

Caanaha naaska (kuwa naaska ama la lisay) ama caanaha la qaso

Yoogat

Jiis

EEG WAXA AAN SAMAYN KARO!

IGA DHIG QOF BADBAADSAN OO CAAFIMAAD QABA

Fadlan HA isiin cuntada igu margan karta sida lowska iswata, canabka iswata, iniinaha, hot dogs, ama nacnaca adag, oo ila fadhiiso inta aan wax cunayo.

Waxaan u baahanahay baaritaano caafimaad iyo tallaalo si aan u noqdo qof caafimaad qaba. Waa inaan booqdaa dhakhtar markaan jiro 12 bilood, 15 bilood, iyo 18 bilood.

Ilkaha labo jeer maalinti iigu caday burushka ilkaha oo yar, jilcan iyo biyo.

Ila joog xilliga shaashadda oo ila macaamil. Xusuusnow inaad qorshayso wakhti badan oo aan shaashada lagu qaadanaynin maalintayda.