Skip to Content Skip to Footer
WIC Oregon logo
WIC Oregon logo
  • Guriga
  • Dumarka
  • Dhallaanka
  • Carruurta
  • Aabeyaasha
  • Somali (Soomaali)
    • English (English)
    • Spanish (Español)
    • Russian (Русский)
    • Ukrainian (українська)
    • Vietnamese (Tiếng Việt)
    • Chinese (中國人)
    • Arabic (العربية)
    • Dari (از)

1½ ILAA 2 SANO

  • Guriga
  • Carruurta
  • 1.5 – 2 Sanno Jir
5-01
  • Horudhac
  • Quraacda
  • Qadada
  • Cuntooyinka Fudud
  • Cashada
  • Qadarada Kooxda Cuntada ee Maalinlaha ah ee La Soo Jeediyay
  • Eeg Waxa aan Samayn Karo!
  • Iga Dhig Qof Badbaadsan oo Caafimaad Qaba

MAALIN KASTA WAAN KORAYAA WAXNA WAAN BARANAYAA

Waxaan rabaa inaad iga caawiso inaan barto sida wax loogu cuno si fiican lana ISUGU DAYO CUNTO CUSUB!
WAXA
  • Isii qadar yar (1 ilaa 2 qaado) oo dhowr cunto ah, xitaa kuwa aadan jeclayn.
  • Isii cunto cusub oo ay la socoto cunto aan aqaano.
SIDA
  • Aan isticmaalo qaadadayda, farahayga, ama labadaba. Waxaan cuntada ku bartaa urinta, dhadhaminta, iyo taabashada.
  • Haddii aan jeclayn cunto cusub isla markaaba, taasi waa caadi! Isii markale wakhti kale. Waxay qaadan kartaa 10 jeer ama ka badan ka hor inta aan go'aansan inaan isku dayo.
  • Fadlan ha igu qasbin inaan wax cuno. Aan wax u cuno si iddayda ah – boobsiis ama tartiib.
GOORTA
  • Waxaan u baahanahay nidaam joogto ah. Aanu wax isla cunno wakhti isku mid ah maalin kasta.
  • Calooshaydu weli waa ay yar tahay, marka waxay gaajo iqabataa 2 ama 3 saacadoodba mar.
  • Waxaa igu fiican 3 cunto (quraac, qado, casho) iyo 2 ama 3 cunto oo fudud.
  • Waxaan kaliya u baahanay biyo u dhexeeyo raashinka iyo cuntada fudud..
HALKA
  • Wax ila cun. Barashada waxyaabo cusub waxay noqon kartaa mid cabsi leh. Waxaan kugu dareemaa ammaan waxaana si fiican wax ugu baran doonaa taageeradaada.
Aan yeesho go’aanka waxa iyo qadarka aan cunayo. Fadlan ha isiinin wax ka badan ama ka yar inta aan rabo.

Waxaa halkan ku yaalla qaar ka mid ah tusaalooyinka sida cabbirrada qeybta cuntada iyo cuntooyinka fudud ay u ekaan karaan saxankayga dushiisa.

Cabbirka saxanka muuqda: 10″

QURAACDA

¼ koob oo istarowbeeri cad-cad ah

½ koob oo ah caanaha naaska ama caanaha la qaso

Plate of breakfast meal

½ cad, jarjran oo rootiga qamadiga baalkiisa wata ah oo duban

½ ukun karsan, oo la jarjaray

QADADA

½ moos dhexdhexaad ah, oo jarjaran

¼ koob oo digir cagaar karsan ah, oo la tumay

Plate of lunch meal

¼ koob makaroonida badarka baalkiisa wata ah iyo jiis

½ koob oo biyo ah

CUNTOOYINKA FUDUD

½ koob oo seeriyaal qalalan ah

2 ilaa 3 xabo oo ah buskutka badarka baalkiisa wata oo leh jiis

child-1.5-2-snack-list

¼ koob oo kaarooto karsan ah, oo la tumay

biyo u dhexeeyo raashinka iyo cuntada fudud

CASHADA

¼ koob oo suugada tufaaxa ah

½ koob oo borokoollo karsan ah, oo jarjaran

Plate of dinner meal

1 burka qaloonka tortillaha oo dhexdhexaad ah, oo jarjaran

¼ koob oo digirta pinto ah oo karsan oo la shiiday

½ koob oo ah caanaha naaska ama caanaha la qaso

QADARADA KOOXDA CUNTADA EE MAALINLAHA AH EE LA SOO JEEDIYAY

MIRAHA

2 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ Koob
(Wadarta 1 koob)

Miro karsan ama jilcan, cayriin ah

Tuman, cad-cad ah, ama la jarjaray

Sii midabo kala duwan: casaan, jaalle, oranji, buluug, iyo cagaar

KHUDAARTA

2 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ Koob
(Wadarta 1 koob)

Khudaar karsan oo tuman, cad-cad ah, ama la jarjaray

Sii noocyo kala duwan: cagaar madow, oranji, casaan, jaalle, iyo basali

BADARKA

6 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ wiqiyadood (15 garaam)
(Wadarta 3 wiqiyadood (90 garaam))

Cadad la qaadan karo

Rootiga badarka baalkiisa wata, burka tortilla, bariis, ama baasto

Seeriyaal qalalan ama karsan

BAROTIINADA

2 qaadasho maalinti
1 qaadasho = 1 wiqiyadood (30 garaam)
(Wadarta 2 wiqiyadood (60 garaam))

Hilib, hilib shinbiro, ama kalluun karsan, oo tuman

Ukumaha

Ukumo

Subagga lowska

CAANAHA

4 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ Koob
(Wadarta 2 koob)

Caanaha naaska (kuwa naaska ama la lisay) ama caanaha la qaso

Yoogat

Jiis

EEG WAXA AAN SAMAYN KARO!

  • Waxaan fahmaa wax badan oo ka mid ah waxa aad dhahdo. Wax ii akhri, ila hadal, oo ii hees si aan wax badan u barto!
  • Waxaan jeclahay inaan ku daydo waxa aad samayso. Aan ku ciyaaro baaquli iyo qaado. Waxaan iska dhigi inaan cuntada u walaaqo sidaada oo kale.
  • Waxaan weli baranayaa sida loo isticmaalo qaadada iyo koobka. Fadlan u dulqaado wasakhdayda.
  • Waxaan u isticmaali karaa gacmahayga inaan ku rasteeyo bulukeetiyada, kubbad ku tuuro, oo ku riixo kuna soo jiido boombalada. Ila cayaar!

IGA DHIG QOF BADBAADSAN OO CAAFIMAAD QABA

Waxaan jeclahay inaan ordo, boodo, oo aan meel koro. I ilaali marka aan wax qabanayo si aan waxyeello isu gaarsiin.

Waxaan jecelahay inaan wax sahmiyo. Waxaan furaa albaabada iyo khaanadaha si aan u arko waxa gudaha ku jira. Ii ogolow inaan waxbarto, laakiin i ilaali.

Fadlan HA isiin cuntada igu margan karta sida lowska iswata, canabka iswata, iniinaha, hot dogs, ama nacnaca adag, oo ila fadhiiso inta aan wax cunayo.

Waxaan u baahanahay baaritaano caafimaad iyo tallaalo si aan u noqdo qof caafimaad qaba. Waa inaan booqdaa dhakhtar markaan jiro 18 bilood iyo 2 sano.

Haddii aan weli arag dhakhtarka ilkaha, ii qabo ballanta ugu horraysa. Waa in ilkaha la ii cadayo labo jeer maalinti. Weydii dhahtarkayga sida loo ilaaliyo caafimaadka ilkahayga.

Ila joog xilliga shaashadda oo ila macaamil. Xusuusnow inaad qorshayso wakhti badan oo aan shaashada lagu qaadanaynin maalintayda.

WIC Oregon logo

Nagala soo xiriir

800 NE Oregon St, Suite 865
Portland, OR 97232
971-673-0040
www.healthoregon.org/wic

Wax badan ka Ogow

  • Sida loo codsado
  • Hel Goob caafimaad
  • Halkee ayaan ka adeegan karaa?

Adeegyada

  • Qorshaha Caafimaadka Oregon
  • Taageerada WIC ee Naasnuujinta
  • Waaxda Kahortagga Tubaakada ee Oregon
  • Oregon 211
  • Food Hero – Cuntooyinka
  • facebook
  • Youtube

USDA waxay bixisaa fursad, shaqaaleeysiin, iyo deyn loo siman yahay.

Cookie PolicySiyaasadaha Dhowrsanaanta xogta

© Brush Art Corporation

  • Email
  • SMS
If you are using multiple emails, separate them with commas.

    Side-Lying

    Side-Lying Hold

    1. For the right breast, lie on your right side with your baby facing you.
    2. Pull your baby close. Your baby’s mouth should be level with your nipple.
    3. In this position, you can cradle your baby’s back with your left arm and support yourself with your right arm and/or pillows.
    4. Keep loose clothing and bedding away from your baby.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • You had a C-section
    • You want to rest while baby feeds
    • You are breastfeeding in the middle of the night
    • You and your baby are comfortable in this position
    cross-cradle

    Cross-Cradle Hold

    1. For the right breast, use your left arm to hold your baby’s head at your right breast and baby’s body toward your left side. A pillow across your lap can help support your left arm.
    2. Gently place your left hand behind your baby’s ears and neck, with your thumb and index finger behind each ear and your palm between baby’s shoulder blades. Turn your baby’s body toward yours so your tummies are touching.
    3. Hold your breast as if you are squeezing a sandwich. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Instead, bring your baby to you.
    4. As your baby’s mouth opens, push gently with your left palm on baby’s head to help them latch on. Make sure you keep your fingers out of the way.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • Your baby is premature
    • Your baby has a weak suck
    • Your baby needs help to stay latched
    • Your baby needs extra head support
    • You and your baby are comfortable in this position
    Football

    Clutch or “Football” Hold

    1. For the right breast, hold your baby level, facing up, at your right side.
    2. Put your baby’s head near your right nipple and support their back and legs under your right arm.
    3. Hold the base of your baby’s head with your right palm. A pillow underneath your right arm can help support your baby’s weight.
    4. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Bring baby to you instead.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • You had a C-section
    • You have large breasts
    • You have flat or inverted nipples
    • You have a strong milk let-down
    • You are breastfeeding twins
    • Your baby likes to feed in an upright position
    • Your baby has reflux
    • You and your baby are comfortable in this position
    CRADLE hold

    Cradle Hold

    1. For the right breast, cradle your baby with your right arm. Your baby will be on their left side across your lap, facing you at nipple level.
    2. Your baby’s head will rest on your right forearm with your baby’s back along your inner arm and palm.
    3. Turn your baby’s tummy toward your tummy. Your left hand is free to support your breast, if needed. Pillows can help support your arm and elbow.
    4. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Instead, bring your baby to you.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • Your baby needs help latching on
    • You and your baby are comfortable in this position
    laid-back

    Laid-Back Hold

    1. Lean back on a pillow with your baby’s tummy touching yours and their head at breast level. Some moms find that sitting up nearly straight works well. Others prefer to lean back and lie almost flat.
    2. You can place your baby’s cheek near your breast, or you may want to use one hand to hold your breast near your baby. It’s up to you and what you think feels best.
    3. Your baby will naturally find your nipple, latch, and begin to suckle.

    This hold is useful when:

    • Your baby is placed on your chest right after birth
    • You have a strong milk let-down
    • You have large breasts
    • You and your baby are comfortable in this position