Skip to Content Skip to Footer
WIC Oregon logo
WIC Oregon logo
  • Guriga
  • Dumarka
  • Dhallaanka
  • Carruurta
  • Aabeyaasha
  • Somali (Soomaali)
    • English (English)
    • Spanish (Español)
    • Russian (Русский)
    • Ukrainian (українська)
    • Vietnamese (Tiếng Việt)
    • Chinese (中國人)
    • Arabic (العربية)
    • Dari (از)

2½ ILAA 3 SANO

  • Guriga
  • Carruurta
  • 2.5 – 3 Sanno Jir
red-btm-shape
  • Horudhac
  • Quraacda
  • Qadada
  • Cuntooyinka Fudud
  • Cashada
  • Qadarada Kooxda Cuntada ee Maalinlaha ah ee La Soo Jeediyay
  • Eeg Waxa aan Samayn Karo!
  • Iga Dhig Qof Badbaadsan oo Caafimaad Qaba

WAXAAN AHAY SOCOD BARAD

Waxaan wax bartaa markaan wax isla cunno.

Cuntada qoyska waxay iga caawisaa inaan u koro siyaabo badan. Waxaan bartaa xirfadaha luuqadda, xirfadaha bulshada, waxaana wax u cunaa si fiican markaan wax isla cunno. Aanu si wadajir ah iskula cunno cuntada qoyska inta badan ee suurtogalka ah.

Waa kuwan qaar ka mid ah siyaabaha cuntada qoyska looga dhigi karo mid nasasho iyo raaxaysi leh:

  • Ka naso shaashadaha iyo waxyaabaha kale ee ku mashquulinaya si aan diirada u saarno qoyska. Demi TV-yada, kombiyuutarada, iyo taleefoonada.
  • Ii ogolow inaan isu adeego. Ibar inaan qadar yar qaato marka hore. Aan ogaado inaan wax badan qaadan karo haddii aan weli gaajaysanahay.
  • Igala hadal mowduucyada wanaagsan ama dhexdhexaadka ah sida wixi aan sameeyay, cidda aan la hadlay, iyo waxa aan bartay maanta.
  • Aan wax u cuno si xawligayga ah iyo qaabkayga. Fadlan ii dulqaado.
  • Waxaan si wanaagsan wax ugu qabtaa jadwal iyo xuduud. Raashin iyo cunto fudud isii 2-3 saacadood kastaba mar oo ah wakhtiyo isku mid ah maalin kasta. Waxaan ugu fiicanahay marka aan haysto dookhyo. Tusaale ahaan, wakhtiga cuntada fudud waxaad i waydiin kartaa “ma waxaad jeceshahay miraha peaches ama istarowbeeri?”
  • Biyo waa waxaan kaliya u baahanahay inta u dhaxaysa raashinka iyo cuntada fudud.

Ibar aadabta miiska.

  • Isii xeerar fudud, oo cad oo ku habboon adiga iyo anigaba. Joogtee xeerarka si aan u garto waxa la filayo.
  • Barashada wax cunistu waxay noqon kartaa mid qas leh, laakiin ha iga yeelin inaan si kas ah wax u qaso. Waa inaan tuurin cuntada ama aan ku daadin shamiitada. Haddii aan sameeyo waxyaabahaan, malaha gaajo ima hayso waana in la iiga cudur-daaro miiska.
Waxaa halkan ku yaalla qaar ka mid ah tusaalooyinka sida cabbirrada qeybta cuntada iyo cuntooyinka fudud ay u ekaan karaan saxankayga dushiisa.
Cabbirka saxanka muuqda: 10″

QURAACDA

¼ koob oo miraha peaches ah oo jarjaran

½ koob oo caano oo dufanku ku yar yahay ah

child-2half-three-breakfast

1 cad, jarjran oo rootiga faransiiska qamadiga baalkiisa wata ah oo duban

QADADA

¼ koob oo buluu beeri oo jarjaran

½ koob oo kaarooto karsan ah, oo la tumay

A well-presented plate containing a blueberry, carrot, quesadilla with cheese

¼ quesadilla

oo leh jiis

2 qaado oo digaaga duban, oo jarjaran ah

½ koob oo biyo ah

CUNTOOYINKA FUDUD

½ koob oo seeriyaal qalalan

ah oo leh ½ koob caano oo dufanku ku yar yahay

¼ koob oo cananaas tuman

ah oo ½ koob oo caano la fadhiisiyay ah oo dufanku ku yar yahay

A bowl of green beans, a bowl of mashed potatoes, and a bowl of corn

½ koob oo barbarooni jarjaran ah

biyo u dhexeeyo raashinka iyo cuntada fudud

CASHADA

1 cad oo qare dhexdhexaad ah, oo la jarjaray

½ koob oo zucchini karsan ah, oo jarjaran

½ koob oo caano oo dufanku ku yar yahay ah

A well-presented plate containing a watermelon, rice & beans

½ koob oo bariiska cas ah oo karsan

¼ koob oo digir madow ah oo karsan

QADARADA KOOXDA CUNTADA EE MAALINLAHA AH EE LA SOO JEEDIYAY

MIRAHA

2 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ koob
(Wadarta 1 koob)

Miro karsan ama jilcan, cayriin ah

Tuman, cad-cad ah, ama la jarjaray

Sii midabo kala duwan: casaan, jaalle, oranji, buluug, iyo cagaar

KHUDAARTA

3 qaadasho maalinti 
1 qaadasho = ½ koob
(Wadarta 1½ koob)

Khudaar cayriin ah ama karsan, tuman, cad-cad ah, ama la jarjaray

Sii noocyo kala duwan: cagaar madow, oranji, casaan, jaalle, iyo basali

BADARKA

6 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ wiqiyadood (15 garaam)
(Wadarta 3 wiqiyadood (90 garaam))

Rootiga badarka baalkiisa wata, burka tortilla, bariis, baasto

Seeriyaal qalalan ama karsan

BAROTIINADA​

2 qaadasho maalinti
1 qaadasho = 1 wiqiyadood (30 garaam)
(Wadarta 2 wiqiyadood (60 garaam))

Hilib, hilib shinbiro, ama kalluun karsan, oo tuman

Ukumaha

Digir karsan, misir, ama tofu

Subagga lowska

CAANAHA​

4 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ koob
(Wadarta 2 koob)

Caanaha dufanka yar leh

Yoogat

Jiis

EEG WAXA AAN SAMAYN KARO!

  • Waan ordi karaa waana la ciyaari karaa dadka kale. Aan u wada jimicsano si wadajir ah 30-60 daqiiqo maalin kasta.
  • Waxaan wax ka caawin karaa hawlaha fudud, sida meel dhigista alaabo-alaabayda. Fadlan ii sheeg inaan samaynayo shaqo fiican!
  • Waxaan wax badan ka bartaa ciyaarta qaska ah. Waan isku qasi karaa, ka shubi karaa, walaaqi karaa, oo aan samayn karaa qaababka sawirada. Aan sahmiyo ciidda, dhoobada, iyo biyaha ciyaarta.
  • Waxaan jeclahay inaan heeso. Ibar heeso fudud oo leh qaafiyad.
  • Markaan wax isla akhrinayno waxaan bilaabi karaa inaan kaaga akhriyo ama sheeko aan kaaga sheego sawirada ku yaalla buugga.
Dad carrying his child in his arms

EEG WAXA AAN SAMAYN KARO!

  • Waan ordi karaa waana la ciyaari karaa dadka kale. Aan u wada jimicsano si wadajir ah 30-60 daqiiqo maalin kasta.
  • Waxaan wax ka caawin karaa hawlaha fudud, sida meel dhigista alaabo-alaabayda. Fadlan ii sheeg inaan samaynayo shaqo fiican!
  • Waxaan wax badan ka bartaa ciyaarta qaska ah. Waan isku qasi karaa, ka shubi karaa, walaaqi karaa, oo aan samayn karaa qaababka sawirada. Aan sahmiyo ciidda, dhoobada, iyo biyaha ciyaarta.
  • Waxaan jeclahay inaan heeso. Ibar heeso fudud oo leh qaafiyad.
  • Markaan wax isla akhrinayno waxaan bilaabi karaa inaan kaaga akhriyo ama sheeko aan kaaga sheego sawirada ku yaalla buugga.

IGA DHIG QOF BADBAADSAN OO CAAFIMAAD QABA

Iga fogee waxyaabaha waxyeellada leh sida weelasha kulul iyo bir-taawada, batariyada, daawooyinka, saabuunta, iyo wax kasta oo aan ku margan karo.

Iigee dhakhtarka ilkaha si uu ilkahayga u eego. Iga caawi inaan cadaydo ilkaha ugu yaraan labo jeer maalinti oo aan ku cadaydo burush yar, oo jilcan iyo marinta daawada lagu cadaydo. Ibar sida loo tufo daawada cadayga.

Waxaanu u baahanahay inaan gacmaha dhaqano marwalbo. Ibar sida gacmahayga loogu dhaqo biyo diiran iyo saabuun. Waxaan ubaahanahay inaan dhaqo ugu yaraan 20 ilbiriqsi.

Ila joog xilliga shaashadda oo ila macaamil. Xusuusnow inaad qorshayso wakhti badan oo aan shaashada lagu qaadanaynin maalintayda.

WIC Oregon logo

Nagala soo xiriir

800 NE Oregon St, Suite 865
Portland, OR 97232
971-673-0040
www.healthoregon.org/wic

Wax badan ka Ogow

  • Sida loo codsado
  • Hel Goob caafimaad
  • Halkee ayaan ka adeegan karaa?

Adeegyada

  • Qorshaha Caafimaadka Oregon
  • Taageerada WIC ee Naasnuujinta
  • Waaxda Kahortagga Tubaakada ee Oregon
  • Oregon 211
  • Food Hero – Cuntooyinka
  • facebook
  • Youtube

USDA waxay bixisaa fursad, shaqaaleeysiin, iyo deyn loo siman yahay.

Cookie PolicySiyaasadaha Dhowrsanaanta xogta

© Brush Art Corporation

  • Email
  • SMS
If you are using multiple emails, separate them with commas.

    Side-Lying

    Side-Lying Hold

    1. For the right breast, lie on your right side with your baby facing you.
    2. Pull your baby close. Your baby’s mouth should be level with your nipple.
    3. In this position, you can cradle your baby’s back with your left arm and support yourself with your right arm and/or pillows.
    4. Keep loose clothing and bedding away from your baby.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • You had a C-section
    • You want to rest while baby feeds
    • You are breastfeeding in the middle of the night
    • You and your baby are comfortable in this position
    cross-cradle

    Cross-Cradle Hold

    1. For the right breast, use your left arm to hold your baby’s head at your right breast and baby’s body toward your left side. A pillow across your lap can help support your left arm.
    2. Gently place your left hand behind your baby’s ears and neck, with your thumb and index finger behind each ear and your palm between baby’s shoulder blades. Turn your baby’s body toward yours so your tummies are touching.
    3. Hold your breast as if you are squeezing a sandwich. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Instead, bring your baby to you.
    4. As your baby’s mouth opens, push gently with your left palm on baby’s head to help them latch on. Make sure you keep your fingers out of the way.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • Your baby is premature
    • Your baby has a weak suck
    • Your baby needs help to stay latched
    • Your baby needs extra head support
    • You and your baby are comfortable in this position
    Football

    Clutch or “Football” Hold

    1. For the right breast, hold your baby level, facing up, at your right side.
    2. Put your baby’s head near your right nipple and support their back and legs under your right arm.
    3. Hold the base of your baby’s head with your right palm. A pillow underneath your right arm can help support your baby’s weight.
    4. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Bring baby to you instead.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • You had a C-section
    • You have large breasts
    • You have flat or inverted nipples
    • You have a strong milk let-down
    • You are breastfeeding twins
    • Your baby likes to feed in an upright position
    • Your baby has reflux
    • You and your baby are comfortable in this position
    CRADLE hold

    Cradle Hold

    1. For the right breast, cradle your baby with your right arm. Your baby will be on their left side across your lap, facing you at nipple level.
    2. Your baby’s head will rest on your right forearm with your baby’s back along your inner arm and palm.
    3. Turn your baby’s tummy toward your tummy. Your left hand is free to support your breast, if needed. Pillows can help support your arm and elbow.
    4. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Instead, bring your baby to you.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • Your baby needs help latching on
    • You and your baby are comfortable in this position
    laid-back

    Laid-Back Hold

    1. Lean back on a pillow with your baby’s tummy touching yours and their head at breast level. Some moms find that sitting up nearly straight works well. Others prefer to lean back and lie almost flat.
    2. You can place your baby’s cheek near your breast, or you may want to use one hand to hold your breast near your baby. It’s up to you and what you think feels best.
    3. Your baby will naturally find your nipple, latch, and begin to suckle.

    This hold is useful when:

    • Your baby is placed on your chest right after birth
    • You have a strong milk let-down
    • You have large breasts
    • You and your baby are comfortable in this position