Skip to Content Skip to Footer
WIC Oregon logo
WIC Oregon logo
  • Guriga
  • Dumarka
  • Dhallaanka
  • Carruurta
  • Aabeyaasha
  • Somali (Soomaali)
    • English (English)
    • Spanish (Español)
    • Russian (Русский)
    • Ukrainian (українська)
    • Vietnamese (Tiếng Việt)
    • Chinese (中國人)
    • Arabic (العربية)
    • Dari (از)

2 ILAA 2½ SANO

  • Guriga
  • Carruurta
  • 2 – 2.5 Sanno Jir
Supergraphic green
  • Horudhac
  • Quraacda
  • Qadada
  • Cuntooyinka Fudud
  • Cashada
  • Qadarada Kooxda Cuntada ee Maalinlaha ah ee La Soo Jeediyay
  • Eeg Waxa aan Samayn Karo!
  • Iga Dhig Qof Badbaadsan oo Caafimaad Qaba

WAXAAN DAREEMAA SHARAF MARKA AAN WAX DOORTO

Waxaan rabaa inaad iga caawiso inaan BARTO INAAN WAX DOORTO.
WAXA
  • Waan cuni karaa waxa dadka kale ay cunaan. Ma u baahnid inaad wax gaar ah ii samayso.
  • Ii ogolow inaan go'aansado waxa aan ka cuni doono cuntada aad isiiso.
SIDA
  • Dookh isii marki ay suurtagal tahay. Iwaydii, “ma waxaad doonaysaa misir ama kaarooto inaad cashada ku cunto?” ama “Ma waxaad jeceshahay cadadka tufaaxa casaanka ama cagaarka?”.
  • Isii cuntooyin kala duwan, xitaa kuwa aadan adiga jeclayn. Aan isku dayo si aan u arko inaan jeclahay.
  • Haddii aan jeclayn cunto cusub isla markaaba, taasi waa iska caadi! Isii markale wakhti kale. Waxay qaadan kartaa 10 jeer ama ka badan ka hor inta aan go'aansan inaan isku dayo.
GOORTA
  • Jadwalkaygu waa muhiim. Aanu isku dayno inaan wax isla cunno wakhti isku mid ah maalin kasta.
  • Haddii aan rabin inaan wax ka cuno raashinka ama cuntada fudud, ii sheeg in aan heli doono fursad kale oo aan wax ka cuno raashinka ama cuntada fudud wakhtiga xiga.
  • Xusuusnow waxaan kaliya u baahanay biyo u dhexeeyo raashinka iyo cuntada fudud.
HALKA
  • Waxaan wax ku bartaa anigoo ku daawanayo adiga. Fadhiiso oo cun isla cuntada aad isiiso.
  • Waxaad ibartaa inaan qayb ka ahayn qoyska. Waxaan wax ka caawin karaa tirtiridda miiska iyo jarjarista kabashka ama cagaarada si looga diyaariyo saladh.
Waxaan baranayaa sida loo sameeyo waxbadan, sida is-quudinta iyo nadiifinta alaabo-alaabaydayda. Waan jeclahay marka aad ii sheegto inaad igu faanto.

Waxaa halkan ku yaalla qaar ka mid ah tusaalooyinka sida cabbirrada qeybta cuntada iyo cuntooyinka fudud ay u ekaan karaan saxankayga dushiisa.

Cabbirka saxanka muuqda: 10″

QURAACDA

¼ koob oo rasbeeri cad-cad ah

½ koob oo caano la fadhiisiyay ah oo dufanku ku yar yahay

Plate of breakfast meal

½ cad, jarjran oo rootiga faransiiska qamadiga baalkiisa wata ah oo duban

½ koob oo biyo ah

QADADA

¼ koob oo kiwi jarjaran ah

½ koob oo ah bataati karsan, oo la shiiday

Plate of lunch meal

1 cad oo rootiga badarka baalkiisa wata ah

oo leh 1 qaado oo subagga lawska ah oo lagu fidiyay

½ koob oo caano oo dufanku ku yar yahay ah

CUNTOOYINKA FUDUD

½ koob oo seeriyaal qalalan ah

½ koob oo kaarooto karsan ah, oo la tumay

Snacks

½ koob oo miro guduud jarjaran ah

1 ul oo jiis dufan yar leh ah, afar cad dherer ahaan loo kala jaray

biyo u dhexeeyo raashinka iyo cuntada fudud

CASHADA

½ koob oo eggplant duban ah

½ koob oo caano oo dufanku ku yar yahay ah

Dinner Plat

½ koob oo yaanyo karsan, oo jarjaran

oo leh ½ koob oo baastada badarka baalkiisa wata ah oo karsan

oo leh 2 qaado oo digaaga duban, oo jarjaran ah

QADARADA KOOXDA CUNTADA EE MAALINLAHA AH EE LA SOO JEEDIYAY

MIRAHA

2 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ koob
(Wadarta 1 koob)

Miro karsan ama jilcan, cayriin ah

Tuman, cad-cad ah, ama la jarjaray

Sii midabo kala duwan: casaan, jaalle, oranji, buluug, iyo cagaar

KHUDAARTA

3 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ koob
(Wadarta 1½ koob)

Khudaar cayriin ah ama karsan, tuman, cad-cad ah, ama la jarjaray

Sii noocyo kala duwan: cagaar madow, oranji, casaan, jaalle, iyo basali

BADARKA

6 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ wiqiyadood (15 garaam)
(Wadarta 3 wiqiyadood (90 garaam))

Rootiga badarka baalkiisa wata, burka tortilla, bariis, ama baasto

Seeriyaal qalalan ama karsan

BAROTIINADA​

2 qaadasho maalinti
1 qaadasho = 1 wiqiyadood (30 garaam)
(Wadarta 2 wiqiyadood (60 garaam))

Hilib, hilib shinbiro, ama kalluun karsan, oo tuman

Ukumaha

Digir karsan, misir, ama tofu

Subagga lowska

CAANAHA

4 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ koob
(Wadarta 2 koob)

Caanaha dufanka yar leh

Yoogat

Jiis

EEG WAXA AAN SAMAYN KARO!

  • Waxaan isku quudin karaa qaado ama fargeeto, laakiin weli waxaan isticmaalaa fartayda.
  • Iga caawi inaan dhaqo gacmahayga kahor inta aan wax cunin.
  • Waxaan awoodaa inaan ordo, boodo, oo aan meel koro. Aan u wada jimicsano si wadajir ah!
  • Waxaan kaa bartaa ereyo cusub. Ibar magacyada iyo midabada cuntooyinka iyo sheeyaasha kale. Weli waan jeclahay marka aad wax ii akhriso.

IGA DHIG QOF BADBAADSAN OO CAAFIMAAD QABA

Maadaama aan hadda jiro 2 sano, waxaa la joogaa wakhtigi aan u wareegi lahaa caano, jiis, iyo yoogat leh dufan yar.

Weli waxaan baranayaa inaan cuntada u ruugo si fiican. Fadlan HA isiin cuntada igu margan karta sida lowska iswata, canabka iswata, iniinaha, hot dogs, ama nacnaca adag, oo ila fadhiiso inta aan wax cunayo.

Iga caawi inaan cadaydo ilkaha ugu yaraan labo jeer maalinti oo aan ku cadaydo burush yar, oo jilcan iyo marinta daawada lagu cadaydo.

Ila joog xilliga shaashadda oo ila macaamil. Xusuusnow inaad qorshayso wakhti badan oo aan shaashada lagu qaadanaynin maalintayda.

WIC Oregon logo

Nagala soo xiriir

800 NE Oregon St, Suite 865
Portland, OR 97232
971-673-0040
www.healthoregon.org/wic

Wax badan ka Ogow

  • Sida loo codsado
  • Hel Goob caafimaad
  • Halkee ayaan ka adeegan karaa?

Adeegyada

  • Qorshaha Caafimaadka Oregon
  • Taageerada WIC ee Naasnuujinta
  • Waaxda Kahortagga Tubaakada ee Oregon
  • Oregon 211
  • Food Hero – Cuntooyinka
  • facebook
  • Youtube

USDA waxay bixisaa fursad, shaqaaleeysiin, iyo deyn loo siman yahay.

Cookie PolicySiyaasadaha Dhowrsanaanta xogta

© Brush Art Corporation

  • Email
  • SMS
If you are using multiple emails, separate them with commas.

    Side-Lying

    Side-Lying Hold

    1. For the right breast, lie on your right side with your baby facing you.
    2. Pull your baby close. Your baby’s mouth should be level with your nipple.
    3. In this position, you can cradle your baby’s back with your left arm and support yourself with your right arm and/or pillows.
    4. Keep loose clothing and bedding away from your baby.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • You had a C-section
    • You want to rest while baby feeds
    • You are breastfeeding in the middle of the night
    • You and your baby are comfortable in this position
    cross-cradle

    Cross-Cradle Hold

    1. For the right breast, use your left arm to hold your baby’s head at your right breast and baby’s body toward your left side. A pillow across your lap can help support your left arm.
    2. Gently place your left hand behind your baby’s ears and neck, with your thumb and index finger behind each ear and your palm between baby’s shoulder blades. Turn your baby’s body toward yours so your tummies are touching.
    3. Hold your breast as if you are squeezing a sandwich. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Instead, bring your baby to you.
    4. As your baby’s mouth opens, push gently with your left palm on baby’s head to help them latch on. Make sure you keep your fingers out of the way.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • Your baby is premature
    • Your baby has a weak suck
    • Your baby needs help to stay latched
    • Your baby needs extra head support
    • You and your baby are comfortable in this position
    Football

    Clutch or “Football” Hold

    1. For the right breast, hold your baby level, facing up, at your right side.
    2. Put your baby’s head near your right nipple and support their back and legs under your right arm.
    3. Hold the base of your baby’s head with your right palm. A pillow underneath your right arm can help support your baby’s weight.
    4. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Bring baby to you instead.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • You had a C-section
    • You have large breasts
    • You have flat or inverted nipples
    • You have a strong milk let-down
    • You are breastfeeding twins
    • Your baby likes to feed in an upright position
    • Your baby has reflux
    • You and your baby are comfortable in this position
    CRADLE hold

    Cradle Hold

    1. For the right breast, cradle your baby with your right arm. Your baby will be on their left side across your lap, facing you at nipple level.
    2. Your baby’s head will rest on your right forearm with your baby’s back along your inner arm and palm.
    3. Turn your baby’s tummy toward your tummy. Your left hand is free to support your breast, if needed. Pillows can help support your arm and elbow.
    4. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Instead, bring your baby to you.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • Your baby needs help latching on
    • You and your baby are comfortable in this position
    laid-back

    Laid-Back Hold

    1. Lean back on a pillow with your baby’s tummy touching yours and their head at breast level. Some moms find that sitting up nearly straight works well. Others prefer to lean back and lie almost flat.
    2. You can place your baby’s cheek near your breast, or you may want to use one hand to hold your breast near your baby. It’s up to you and what you think feels best.
    3. Your baby will naturally find your nipple, latch, and begin to suckle.

    This hold is useful when:

    • Your baby is placed on your chest right after birth
    • You have a strong milk let-down
    • You have large breasts
    • You and your baby are comfortable in this position