Skip to Content Skip to Footer
WIC Oregon logo
WIC Oregon logo
  • Guriga
  • Dumarka
  • Dhallaanka
  • Carruurta
  • Aabeyaasha
  • Somali (Soomaali)
    • English (English)
    • Spanish (Español)
    • Russian (Русский)
    • Ukrainian (українська)
    • Vietnamese (Tiếng Việt)
    • Chinese (中國人)
    • Arabic (العربية)
    • Dari (از)

3 ILAA 3½ SANO

  • Guriga
  • Carruurta
  • 3 – 3.5 Sanno Jir
circle border shape with gradient
  • Horudhac
  • Quraacda
  • Qadada
  • Cuntooyinka Fudud
  • Cashada
  • Qadarada Kooxda Cuntada ee Maalinlaha ah ee La Soo Jeediyay
  • Eeg Waxa aan Samayn Karo!
  • Iga Dhig Qof Badbaadsan oo Caafimaad Qaba

INAAN JIRO SADDEX SANO WAA MID MADADAALO II AH!

Waxaan ahay mid xiiso badan waxaana laga yaabaa inaan weydiiyo su’aalo badan. Waxaan rabaa inaad iga caawiso inaan BARTO WAXYAABO CUSUB.

WAXAA LAGA YAABAA INAAN NOQDO xiisoole mararka qaar.

Waxaa laga yaabaa inaan cunto jeclaado maalin, oo aan jeclaan maalinta xigta. Waa caadi haddii aan waxbadan cuno mararka qaar, oo aan waxbadan cunin mararka kale. Maalmaha qaar waxaa laga yaabaa inaan ka gaajo badanahay maalmaha kale, tani waa caadi. Waxbaan cuni haddii aan gaajaysanahay.

Waxaa laga yaabaa inaan ka taxaddaro cunista cuntooyin cusub. Waxaan ubaahan karaa inaan cuntada arko 10 jeer ama ka badan kahor inta aanan baran inaa jeclaado! Fadlan sii wad inaad wax isiiso, laakiin ha igu qasbin inaan wax cuno.

XUSUUSNOW:
  • Shaqadaada waa inaad isiiso cuntooyin kala duwan oo caafimaad qaba oo aad go'aamiso wakhtiga iyo halka aan ku cunayno raashinkeena iyo cuntadeena fudud.
  • Shaqadayda waa inaan go'aansado haddii, waxa, iyo qadarka aan ka cuni doono dookhyada cuntada ee aad isiiso.
WAXAAN KAA RABAA INAAD IBARTO:
  • Sida si wanaagsan loogu dhaqmo miiska.
  • Goorta ay tahay in aan dhaho “haa, fadlan” iyo “maya, mahadsanid”.
  • Inaan geesi noqdo oo aan isku dayo cunto cusub oo aan kaliya marwalbo cunin cuntada aan jeclahay.
WAA KUWAN WAXA I CAAWIN DOONO:
  • Fadhiga ku cun raashinka iyo cuntada fudud wakhtiyo isku mid ah si aan fursad ugu helo inaan wax cuno 2 ilaa 3 saacadood kastaba mar.
  • Biyo kaliya isii inta u dhaxaysa raashinka iyo cuntada fudud.
  • Isii ugu yaraan hal cunto oo aan jeclahay markasta oo la cunayo raashin ama cunto fudud.
  • Kaliya ogolow wax cunista iyo wada sheekeysiga wacan marka wax lagu cunayo miiska. Demi TV-ga, kombiyuutarada, iyo taleefoonada. Igala hadal maalinta.
  • Itus sida si wanaagsan wax loogu cuno. Aragtida adigoo cunayo cunto caafimaad qabta waxay igu kaliftaa inaan isku dayo inaan waxbadan cuno.
Waxaa halkan ku yaalla qaar ka mid ah tusaalooyinka sida cabbirrada qeybta cuntada iyo cuntooyinka fudud ay u ekaan karaan saxankayga dushiisa.

Cabbirka saxanka muuqda: 10″

QURAACDA

½ koob 100% biyo oranji shiidan ah

 

½ koob oo barbarooni cad-cad ah

A plate featuring a sandwich accompanied by eggs

1 cad oo rootiga badarka qolofkiisa wata laga sameeyay

1 ukun karsan, shiilan

½ koob oo caano la fadhiisiyay ah oo dufanku ku yar yahay

QADADA

½ koob oo nus canab jarjaran ah

½ koob oo kaarooto karsan, oo la jarjaray

Plate of lunch meal

½ rootiga pita oo dhexdhexaad ah oo laga sameeyay badarka balkiisa wata

oo leh 1 wiqiyadood (30 garaam) oo dheylada hilibka shinbirta turki, oo la jarjaray

oo leh 1 cad oo jiis ah

½ koob oo biyo ah

CUNTOOYINKA FUDUD

2 ama 3 buskutka laga sameeyay badarka qolofkiisa wata

oo leh 1 ul oo jiis dufan yar leh ah, afar cad dherer ahaan loo jarjaray

Plate of snacks meal

¼ quesadilla oo leh jiis

 ½ koob oo caano oo dufanku ku yar yahay ah

biyo u dhexeeyo raashinka iyo cuntada fudud

CASHADA

½ koob oo ah saytuunka pear oo jarjaran

½ koob oo ah khudaar karsan, mushakal ah oo jarjaran

½ koob oo caano oo dufanku ku yar yahay ah

Plate of dinner meal

¼ koob oo bariiska cas ah oo karsan

¼ koob oo digirta pinto ah oo karsan

QADARADA KOOXDA CUNTADA EE MAALINLAHA AH EE LA SOO JEEDIYAY

MIRAHA

3 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ koob
(Wadarta 1½ koob)

Miro karsan ama jilcan, cayriin ah

Tuman, cad-cad ah, ama la jarjaray

Sii midabo kala duwan: casaan, jaalle, oranji, buluug, iyo cagaar

KHUDAARTA

3 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ koob
(Wadarta 1½ koob)

Khudaar cayriin ah ama karsan, tuman, cad-cad ah, ama la jarjaray

Sii noocyo kala duwan: cagaar madow, oranji, casaan, jaalle, iyo basali

BADARKA

6-8 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ wiqiyadood (15 garaam)
(Wadarta 3-4 wiqiyadood (90-115 garaam))

Rootiga badarka baalkiisa wata, burka tortilla, bariis, baasto

Seeriyaal qalalan ama karsan

BAROTIINADA

3-4 qaadasho maalinti
1 qaadasho = 1 wiqiyadood (30 garaam)
(Wadarta 3-4 wiqiyadood (90-115 garaam))

Hilib, hilib shinbir, ama cunto bad caato ah oo karsan

Ukumaha

Digir karsan, misir, ama tofu

Subagga lowska

CAANAHA

5 qaadasho maalinti
1 qaadasho = ½ koob
(Wadarta 2½ koob)

Caanaha dufanka yar leh

Yoogat

Jiis

EEG WAXA AAN SAMAYN KARO!

  • Wax waan caawin karaa! Waxaan dareemaa farxad marka aan kaa caawiyo diyaarinta cuntada. Waxaan aad u jeclahay inaan sidoo kale dhadhamiyo waxa aan wax ka diyaariyay.
  • Waxaan baranayaa sida wax la isugu laabo loona duubo. Waxaan wax ka caawin karaa laalaabista shukumaanada lagu nadiifiyo saxamada.
  • Waxaan baranayaa sida wax loo shubo. Waxaan wax ka caawin karaa inaan biyo ku shubo koobabka caagga ah.
  • Waxaan isticmaali karaa qaado weyn si aan u walaaqo bur-macmacaanka ama burka kackaca.
  • Waxaan ruxi karaa sheeyaasha anigoo isticmaalaya labo gacmood, sida caagadaha suugada saladhka. Xaqiiji in furarka ay dhuujisan yihiin!
  • Waxaan baranayaa inaan wax fidiyo. Waxaan wax ka caawin karaa subagga lowska iyo macmacaanka inaan mariyo cadadka rootiga anigoo isticmaalayo middi badbaado u ah carruurta.

IGA DHIG QOF BADBAADSAN OO CAAFIMAAD QABA

Ii wad dhakhtarka si uu ii baaro.

Iga caawi inaan ilkaha cadaydo 2 jeer maalinti oo aan dunta ku findhicisho maalin kasta.

Waxaanu u baahanahay inaan gacmaha dhaqano marwalbo. Ibar sida gacmahayga loogu dhaqo biyo diiran iyo saabuun. Waxaan ubaahanahay inaan dhaqo ugu yaraan 20 ilbiriqsi, ama wakhtiga ay qaadato in lagu heeso “Kaxee, Kaxee, Kaxee Doontaada.”

Waxaan u baahanahay xeerar fudud. Xad u yeel marka, halka, iyo inta aan isticmaalayno shaashadda. Ka hadal waxa aan baranayo inta aan wax isla daawanayno, oo iga ilaali waxa ay tahay in aan arag. Aan iska warhayno xilliga raashinka iyo cuntada fudud.

WIC Oregon logo

Nagala soo xiriir

800 NE Oregon St, Suite 865
Portland, OR 97232
971-673-0040
www.healthoregon.org/wic

Wax badan ka Ogow

  • Sida loo codsado
  • Hel Goob caafimaad
  • Halkee ayaan ka adeegan karaa?

Adeegyada

  • Qorshaha Caafimaadka Oregon
  • Taageerada WIC ee Naasnuujinta
  • Waaxda Kahortagga Tubaakada ee Oregon
  • Oregon 211
  • Food Hero – Cuntooyinka
  • facebook
  • Youtube

USDA waxay bixisaa fursad, shaqaaleeysiin, iyo deyn loo siman yahay.

Cookie PolicySiyaasadaha Dhowrsanaanta xogta

© Brush Art Corporation

  • Email
  • SMS
If you are using multiple emails, separate them with commas.

    Side-Lying

    Side-Lying Hold

    1. For the right breast, lie on your right side with your baby facing you.
    2. Pull your baby close. Your baby’s mouth should be level with your nipple.
    3. In this position, you can cradle your baby’s back with your left arm and support yourself with your right arm and/or pillows.
    4. Keep loose clothing and bedding away from your baby.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • You had a C-section
    • You want to rest while baby feeds
    • You are breastfeeding in the middle of the night
    • You and your baby are comfortable in this position
    cross-cradle

    Cross-Cradle Hold

    1. For the right breast, use your left arm to hold your baby’s head at your right breast and baby’s body toward your left side. A pillow across your lap can help support your left arm.
    2. Gently place your left hand behind your baby’s ears and neck, with your thumb and index finger behind each ear and your palm between baby’s shoulder blades. Turn your baby’s body toward yours so your tummies are touching.
    3. Hold your breast as if you are squeezing a sandwich. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Instead, bring your baby to you.
    4. As your baby’s mouth opens, push gently with your left palm on baby’s head to help them latch on. Make sure you keep your fingers out of the way.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • Your baby is premature
    • Your baby has a weak suck
    • Your baby needs help to stay latched
    • Your baby needs extra head support
    • You and your baby are comfortable in this position
    Football

    Clutch or “Football” Hold

    1. For the right breast, hold your baby level, facing up, at your right side.
    2. Put your baby’s head near your right nipple and support their back and legs under your right arm.
    3. Hold the base of your baby’s head with your right palm. A pillow underneath your right arm can help support your baby’s weight.
    4. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Bring baby to you instead.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • You had a C-section
    • You have large breasts
    • You have flat or inverted nipples
    • You have a strong milk let-down
    • You are breastfeeding twins
    • Your baby likes to feed in an upright position
    • Your baby has reflux
    • You and your baby are comfortable in this position
    CRADLE hold

    Cradle Hold

    1. For the right breast, cradle your baby with your right arm. Your baby will be on their left side across your lap, facing you at nipple level.
    2. Your baby’s head will rest on your right forearm with your baby’s back along your inner arm and palm.
    3. Turn your baby’s tummy toward your tummy. Your left hand is free to support your breast, if needed. Pillows can help support your arm and elbow.
    4. To protect your back, avoid leaning down to your baby. Instead, bring your baby to you.
    5. Reverse for the left breast.

    This hold is useful when:

    • Your baby needs help latching on
    • You and your baby are comfortable in this position
    laid-back

    Laid-Back Hold

    1. Lean back on a pillow with your baby’s tummy touching yours and their head at breast level. Some moms find that sitting up nearly straight works well. Others prefer to lean back and lie almost flat.
    2. You can place your baby’s cheek near your breast, or you may want to use one hand to hold your breast near your baby. It’s up to you and what you think feels best.
    3. Your baby will naturally find your nipple, latch, and begin to suckle.

    This hold is useful when:

    • Your baby is placed on your chest right after birth
    • You have a strong milk let-down
    • You have large breasts
    • You and your baby are comfortable in this position